Dalalka Midowga Yurub iyo Mareykanka ayaa war cusub ka soo saarey doorashooyinka Somaliland iyo dagaalka Laascaanood

Dalalka Midowga Yurub iyo Mareykanka ayaa war cusub ka soo saarey doorashooyinka Somaliland iyo dagaalka Laascaanood .

Waxay sidoo kale ka war bixiyeen kulan ay dhawaan madaxweyne Biixi kula yeesheen khadka Internet-ka, waxaana ay kubaaqeen qodobadan

1. Waa in Madaxweyne Biixi uu si deg deg ah ugu dhawaaqo jadwalka Doorashooyinka oo ay raali iskaga yihiin dhinacyada ay khuseyso si loo helo diyaar garow farsamo

2. In ciidamada ku dagaalamaya Laascaanood la kala durkiyo oo la geeyo goob heshiis lagu yahay

Advertisement

Ku Xayeysiiso