Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas Qaran oo deegaanka Abu-riin oo dhinaca Koonfur-galbeed kaga beegan Caasimadda Hargeysa loogu sameeyey marxuum Sheekh Maxamuud Aw Suufi Muxumed oo xalay ku geeriyooday Hargeysa.

Advertisement

Ku Xayeysiiso