Dhamaan ardeyda waxa lagu wargelinayaa in Jadwalka wax-dhigashada Jaamacaddu isku badalay sidan hoos ku qoran bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed. Ardeyda gelinka hore (Morning Shift) waxa ay dhiganayaan 8:00 am – 10:00 am Ardeyda gelinka dhexe (Noon Shift) waxa ay dhiganayaan 10:00 am – 12:00 pm Ardeyda gelinka danbe (Afternoon Shift) Waxa ay dhiganayaan 1:00 pm – 3:00 pm.