Taliyaha Bileyska oo Magaciisii Iska Bedelay, mid cusubna La Baxay+ kaftan dhexmaray isaga & reer Hargeysa

Waraysi dhexmaray taliyaha Bileyska iyo dadweynaha suuqa waaheen

Dabagale:
“Taliyihii Kusoo maray wejuguusa miyaad garanaysaa?.
Gabadh: Mayee Wejigiisa ma garanayee magaciisa ayuun baan garanayaa….
Dabagale: oo maxaa la yidhaahdaa?.
Gabadh: Dabagle ayaa la yidhaa
.

Taliyaha: kkkkkk …..(Dabagale ha odhane, waxaad tidhaahdaa……”

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso