SIR Qaraxday : Khilaaf ka U Dhexeeya Taliyaha XDS & Dhigiisa AMISOM oo dibeda u soo baxay + saamaynta hawlgalladii Xarakada

SIR: Khilaaf ka U Dhexeeya Taliyaha XDS & Dhigiisa AMISOM oo dibeda u soo baxay + saamaynta hawlgalladii  Xarakada

Muqdisho (Togaherer) Barnaamijka Galka Baadhista oo todobaadkiiba halmar ka baxa VOA somali ayaa  toddobaadkan marada ka feyday    muran iyo khilaaf u dhaxeeya saraakiisha sare ee ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo wiiqay howl-galladii ka dhanka ahaa Al-Shabaab.
Khilaafkan oo si gaar ah uga dhaxeeya taliyaha ciidamada xoogga dalka iyo kan Amisom ayaa saameyn ku yeeshay howlgalladii ay dhowaan ciidamada dowladda ka fuliyeen gobolka Shabeellaha Dhexe.
Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Advertisement

Ku Xayeysiiso