Daawo: ” Wataa Mayor Cabdikariim Axmed Mooge Oo maanta aynu arkayno dhaqdhaqaaqa uu sameeyey dooxii Hargaysa ee lagu shir jiray ee taariikhda lahaa in ayaamo yar gudahood uu ku nadiifiyey iyadoo ay ku guulaysan waayeen mayorkii hore iyo Madaxweynuhu”

” Waxaa nagu yaalaa waa ciro Hargaysa oo kooda taajirka ah iyo kooda faqiirka ahi isku u wada nool yihiin ayeynu soo marnay.. Iminka Dabaqaad ayey noqotay Qaar ayaa doolarka karsada halka qaarna aanay sadexa waqti helin waxaana sabab u ah maalin taajirnimada dadkaa xoolaha umada ku taajiraaya”

Advertisement

Ku Xayeysiiso