Daawo: ” Xisbiga Wadani waxaa kuu Ka helay Xildhibaanada Deegaanka 6 Kulmiye 5 Ucidna 2 .. Akhriso Magacyada Xildhibaanda “

Daawo: ” Xisbiga Wadani waxaa kuu Ka helay Xildhibaanada Deegaanka 6 Kulmiye 5 Ucidna 2 .. Akhriso Magacyada Xildhibaanda ”

Codka guud 43 591

Ucid_ 8034 cod
Kulmiye: 17298 cod
Wadani: 18259

Sida xeerku sheegayo Xildhibaan ayaa dhex taal ahaa oo guraan gur ahaa kaasna waxaa qaadanayaa xisbiga ugu tirada guraangurka badan

Ucid  : 18%
Kulmiye : 39%
Wadani 41%

Ucid 2 Kursi

Cabdiraxmaan Maxamuud Maxamed
Cawil Siciid Ducaale Xasan

Kulmiye 5 Kursi

Axmed Maxamed Xasan axmed
Cabdifataax Cabdlaahi Xasan  Huruuse
Faysal Cumar Barre Xasan
Mahdi Shire Faarah
Maxamuud Cawaale Xuseen

Wadani 5+1= 6

Ismaaciil Xaaji Nuur Faarah Cigaal
Yaasin Xasan Cabdi Maxamed
Fuaad Cabdiraaxm Jaamac Cali
Maxamed Cabdi Xasan Cilmi
Maxamed Ducaale Shire Maxamed
Xuseen Maxamed Axmed Abokor ( Guraangurka ku soo baxay)

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso