” Kulmiye waxa uu helay 5 xildhibaan, Ucid 2 xildhibaan Wadani 2 xildhibaan Demada lughaya– Saylac Kulmie 4 , Wadani 4 iyo Ucid 3″

Gudoomiyaha Gobolka AWdal oo shaaciyey natiijda hordhaca ah ee labada degmo ee awdal ka tirsan
9 Xildhibaan oo ka soo baxay Degmada Lughaya
Kulmiye 5 xildhibaan
Ucid 2 xildhibaan
Wadani 2 xildhibaan

Demada Saylac
Kulmiye 4 xildhibaan
Wadani 4 Xildhibaan
Ucid 3 xildhibaan

Advertisement

Ku Xayeysiiso