Daawo:Degmada Caynabo iyo sidii loo kala helay xildhibaanada codka guud iyo codadka aya kala heleen iyo magacyada Xildhibaanada

Daawo:Degmada Caynabo iyo sidii loo kala helay xildhibaanada codka guud iyo codadka aya kala heleen iyo magacyada Xildhibaanada



Degmadu waa C waana 9 Xubnoo
Codadka Ansaxay waaa 24410 cod
Sida loo kala helay xildhibaanda
Kulmiye: 4 Xunood
Ucid: 3 Xubnood
Wadani:2 Xunood

Ucid 3 kursi
Maxamed Haybe Maxamuud Jamac
Saleebaan AW-Faarax Dirir Jamac
Mursal Axmed Maxamed Cawal

Kulmiye 4 kursi
Xasan Yuusuf Aadan Samatar
Yaasin Jamac Cawad
Maxamed Axmed Faarax Diiriye
Cabdilaahi Colaad Yusuf Warsame
Wadani 2 kursi
Cabdixaafid Ibraahim Abokor
Aadan Dubad Jamac Faarax

Advertisement

Ku Xayeysiiso