Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa sheegay in Golaha Shacabka la horgeeyey nuqul aan ahayn midkii loo soo gudbiyay Guddoonka Labada Aqal ee la xiriira afartii xeer ee ay soo diyaareen Guddiga Wada-jirka ee Labada Aqal.

Advertisement

Ku Xayeysiiso