Daawo :Gabadhuu dhaley Raiisel wasaaraha Turkiga Binali Yildirim oo sharciga ka talaabsatey kadib markey amar diido kusameyse ciidamada nabad galyada wadooyinka turkiga iyo waxii dhacey…

Gabadhuu dhaley Raiisel wasaaraha Turkiga Binali Yildirim oo sharciga ka talaabsatey kadib markey amar diido kusameyse ciidamada wadooyinka turkiga iyo qeyla dhaantii ay aabaheed udaratey aabaheedna uu amar kusiiyey iney raacdo ciidamada amaanka iyo sida wanaagsane ay ula dhaqmeen.

Advertisement

Ku Xayeysiiso