Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan Oo Sheegey inaan natiijo kasoo bixin shirkii

” shirkaa wax natiijo ah oo kasoo baxashi majiro , wixii hore ee lagu heshiiyay shirarkii hore markay fuliyaan ayuunbaa lala hadli karaa , mareykankaa waxaan riixayay , mareykankaa dawladan farmaajo iibinayay , waakan doorashada galaya , markaa mareykanka ninkan gacan siinayay isagaa markaa doonayay inay soo baxdo wadahadaladii dib ayay u bilaabmeen Abbi Ahmedna wuu ku gacan siinayay , shirkiina sidaasi ayuu ku soo dhamaaday ilaa ay ka fulinayaan heshiisyadii hore aan uwada galnay , beri hadaanu joog nana sahadanbe waanu soo baxaynaa ”

Xigaaho HCTV.

Advertisement

Ku Xayeysiiso