Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland md Faratoon oo Beeniyey warkii Gudoomiyaha Guurtida Md Saleebaan

Iyadoo Goordhawayd uu waraysi ku sheegay Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Md Saleebaan Taas oo uu ku sheegay in aany aqbalayn in shirkii Wadan hadalku furmo ilaa la fuliyo Qodobadii Lagu heshiisyey kulamadi kuwan ka horeeyey.

 

Wararka aanu ka helayno goobta shirku ayaa  sheegaya in Madaxweynaha Somaliya md Farmaajo uu aqbalay arintaas Somaliland soo jeedisay uuna dalbay in gudi labada dhinac ah loo saaro si hawshaas loo guda galo.

Hadalkii Gudoomiyaha Guurtida Md Saleebaan Ayaa iyana waxaa beeniyey Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Md Faratoon kaas oo sheegay in shirkii uu socdo oo aanuu istaagin.

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso