Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 108. Todaba qof (7) ayaa laga helay xanuunka, 5 waa Somalilander, 1 waa Singaporean iyo 1 qof oo Hindi. Bukaanadan 5 qof waa rag, 2 qofna waa dumar.

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

(0 ilaa 1jir = 1 qof)
(10jir ilaa 19jir = 1 qof)
(20jir ilaa 29jir = 2 qof)
(30jir ilaa 39jir = 1qof)
(40jir ilaa 49jir = 1 qof)
(70jir ilaa 79jir = 1 qof)

Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeysa 5 qof , Berbera 1 qof iyo Cerigaabo oo ah 1 qof

Waxaa xanuunka ka bogsaday 6 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Lix iyo Sagaashan (96).

Advertisement

Ku Xayeysiiso