Garoonka diyaaradaha Hargeysa waxa hadda soo caga dhigatey laba diyaaradood oo ah nooca qumaatiga u kaca oo ka hawl gali doona buufinta Ayaxa ee deegaanada Somaliland.

Garoonka diyaaradaha Hargeysa waxa hadda soo caga dhigatey laba diyaaradood oo ah nooca qumaatiga u kaca oo ka hawl gali doona buufinta Ayaxa ee deegaanada Somaliland.

Axmed Muumin Seed wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha iyo masuuliyiin kale ayaa hadda halkaasi ku qaabilay.

Diyaaradan oo Somaliland soo gaadhsiisay hay’adda FAO ayaa dhaqaale ahaan taageerayaa xafiiska USAID , waxaana lagu wadaa inay saacadaha soo socda bilaabaan buufinta Ayaxa .

Waxaanuu wasiirku xusay in diyaaradahan ku imaadeen heshiis gaara oo Somaliland iyo USIAD dhexmaray.

Advertisement

Ku Xayeysiiso