Turkeyga oo Agab Cafimaad Ee Covid 19 Soo Gaadhsiyey Somaliland & Somalia

Togaherer 18 april Hayada bisha cas ee wadanka Turkey ayaa soo gaadhsisay agab cafimaad dawlada somaliland & somalia agabkasi oo ka kooban qalab lagula taca xanuunka Covid 19 Virus.

Wasarada Cafimaadka somalia ayaa kula wareegay agabkasi garonka adan cade Airport agabkasi oo ay siday diyar uu leeyahay military wadankasi Turkey.

Dhank kale hayada Tika Ayaa soo gaadhsisay 12 Cusbitaal agab cafimaad ee Covid 19 oo katimid wadanka Turkey iyadoo agabkasi kala wareegen dawlada Turkey sarakiisha ugu sareysa Wasarada horumarinta Cifimadka Somaliland.

Togaherer media Group

Advertisement

Ku Xayeysiiso