Somalia:36 Qof Oo Laga Helay Corona Virus Baadhitaan Lagu Sameyey 47 Qof 24 Sacadood Ee Ugu Danbeyey

Togeherer 18 April Wadarada Cafimadka Somalia Ayaa Xaqiijisay in 24kii saac ee u dambaysay waxaa la baaray 47 qof. Waxaa laga helay curudka COVID-19 36 qof, taasoo ka dhigaysa tirada guud ee la xaqiiyey 116 qof.

Bukaanada Cudurka maanta laga helay, 27 kamid ah waa Lab, 9 ka kalena waa Dhadig. 30 kamid ah waxay da’doodu u dhaxaysaa 20 ilaa 39 sano (83%). 5 kamid ahna waxay da’doodu u dhaxysaa 40 ilaa 59 sano (14%). 1 qofna wuxuu ka weynyahay 60 sano.

Waxaa maanta cudurka COVID-19 u geeriyooday 1 qof oo da’diisu tahay 60 sano kuna geeriyooday Muqdisho. Tirada guud ee shimashada ayaa ah 6 Qof

Togaherer

Advertisement

Ku Xayeysiiso