Degdeg. Waxaa saaka hogaamiye cusub loo doortah xisbiga leebarka ee dalka UK sidoo kale waxaa hambayeeyey hogaamiyihii hore

Waxa Saaka loo doortay in uu noqdo Hogaamiyha Xisbiga Leebarka ee dalka Uk Keir Starmer kaas oo badalaaya hogaamihii hore ee xisbigaasi  Jeremy Corbyn.

Dhinaca kale waxaa hambayeeyey Jeremy Corbyn oo sheegayna in uu la shaqayn doono doorashada dambe. Sidoo kale waxa sheegay in xisbigoodu ku guulaysan doono doorashada dambe ee soo socota.

Hogaamiyaha hore ayaa fariintan hambalyada ah soo dhigay barihiisa uu ku leeyahay Tiwetwrka iyo Facebooka.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso