Wardegdeg ah : Madaxweyne Cagjarka Degaanka Somalida Oo u Magacaabay Hogaanka Nabad galyada Dr Hussein Xaashi Qaasim

Madaxweynaha Deegaanka Somalida Ethiopia Md Mustafe Cajar ayaa sheegay in uu magacaabay Hogaankii nabad gelyada uuna u magacaabay Dr Xuseen Xaashi Qaasim.

Qoraalk Kooban oo uu baahiyey ayuu ku sheegay magacaabistan Hogaanka

” Xukuumadu waxay maanta oo Taariikhdu tahay 25-7-2012 U magacawday Hogaanka Nabad galyada deegaanka Dr Hussein Hashi Kasim, kadib markay Aragtay aqoontiisa, khibradisa iyo hogaamintiisa, Allaha ku asturo xilka culus ay u igmatay xukuumadu.Waxaana uu si rasmiya u hirgalayaa saxiixa kadib, waana saxiixay!”

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso