Xaaladaha ugu dambeeya ee Corona Virus, COVID19

Caabuqa koroona fayrays ee sababa cudurka COVD-19 wuxuu gaari karaa waddan kasta si dhakhso leh, waxaan shaki ku jirin in waddamo badani aanay heysan sheybaaro casriya, qalab tayeysan iyo dhaqaale buuran.

Haddaba si aan ula socono xaaladaha cudurka meelaha uu ka jiro iyo sida uu u saameeyay Caalamka, ayna soo saartay Hey’adda Caafimaadka adduunka (WHO) halkaan ka dheeho:-

Coronavirus cudurka (COVID-19) xaaladaha ugu dambeeyay ee Dunida:-
Inta uu ku dhacay (Confirmed cases)
575,444 Qof
Inta u dhimatay (Confirmed deaths)
26,654 Qof
Inta Dal uu ka jiro (Countries, areas or territories with cases)
202 Dal.

Advertisement

Ku Xayeysiiso