Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna gudoomiyaha guddida heer qaran ee u diyaar-garawga iyo ka hortaga xanuunka Covid 19 ayaa Soo saaray warsaxaafadeed lagu joojinayo diyaaraha ka imanaya Yurub iyo Maraykanka ee sida rakaabka.

|