Wax waliba waa Give and Take .

wax waliba waa Give and Take .

Mid kamida macalimiita Khubarada ah ee aduunka ayaa Arday Hal fasal Ku jirta uqaybiyay waraaqo Cad-cad oo ay ku qoran yihiin Magacyadooda oo kaliya.

Waraq kasta hal arday ayaa ku qoran inyar kadib ayuu ka ururiyay . Waxaanu ku daadiyay Class-ka dhexdiisa.

Macalinkii wuxuu yidhi Arday waliba mudo 5 daqiiqo ah ha iigu keeno warqadii Magaciisu ku qornaa. Lkn se way adkaatay inuu qof waliba si dhakhsa ah uhelo madaama cidhiidhi iyo isbuurasho ku dhacday Ardayda Fasalka oo tiradoodu badanayd. !

Macalinkii ayaa arkay caqabada oo markaliya ayuu la hadalay  isagoo leh joojiya , joojiya wuxuuna uraaciyay Qofkii waraaq hela Si fudud ha igu dhiibo qofka iskalahaa , halka uu raadin lahaa waraqdiisii oo kali ah.

Sidii ayay sameeyeen waxaanay ku dhamaatay 5 tii daqiiqo iyadoo qof waliba helay waraaqdii magaciisu ku qoranaa.

waxaanuu uga jeeday inuu tuso  sida caqabadaha loo yareeyo ama loo sameeyo Give and take, umadeena waxaa ku uyar  xalinta waxa kaa maqan oo ku xidhan wax qof kale ka maqan, Dhamaan nolosha iyo jaaniskeeda waa sidan ee fadlan baro Give and Take  .

W.Q. Abdirashiid Muuse Aadan .

Advertisement

Ku Xayeysiiso