War Deg Deg Ah: Dagaal Culus oo ka Qarxay Tabca una Dhaxeeya Jabhada Caare iyo Ciidamada Qaranka

War Deg Deg Ah: Dagaal Culus oo ka Qarxay Tabca una Dhaxeeya Jabhada Caare iyo Ciidamada Qaranka.

Ciidmada Jabhada Caare iyo Ciidanka Qaranka ayaa saaka Waabarigii Dagaal ku dhex maray wadada Tabaca .

Dagaalkan ayaa la sheegayaa in la isu adeegsanayo hubka tiknikada ah dagaalka ayaa ah mid culus waxaana la sheegaya in uu jiro khasaare.

Geesta kale Warbaahinta ayaa ciidamada Milatarigu ka horjoogsadeen in ay galaan cusbitaalka Guud ee Ceerigaabo.

Wixii soo kordha kala soco Toggaherer wararka dagaalkan.

Advertisement

Ku Xayeysiiso