Wardegdeg ah: Axmed Iimaan oo Loo yaqaan Abu Subayr Kana mid ahaa Saraakiisha Al-Shabaab Oo La sheegay in Duqayn Cirka ah lagu diray

Wardegdeg ah: Axmed Iimaan oo Loo yaqaan Abu Subayr Kana mid ahaa Saraakiisha Al-Shabaab Oo La sheegay in Duqayn Cirka ah lagu diray

Axmed Iimaan oo loo maleenaayo in duqayn lagu dilay.
Waxa la sheegay ninka Amed Iimaan oo loo yaqaanay Abuu Subayr oo U dhashay dalka Kenya in duqayn cirka ah lagu dilay bishan aynu ku jirno 22 marso duqaynta oo ka dhacday gobolka Jubadda dhexe, ninkan ayaa ka tirsana ururka Alshabaab Lana tuhunsan yahay in uu yahay maskaxdii ka dambaysay weerarkii lagu laayay ciidamo Kenyaati ah 2016, ee ka dhacay degmada Ceel Waaq waxa uu ahaa Ingineer Beeraha ah oo ka soo baxay Jaamacada Jooma Kiniyaati, waxa lagu daray liiska argagixisada 2012.

Advertisement

Ku Xayeysiiso