Gudaha Ka akhri: Saarkaal Sare oo ka tirsan xukuukada Somaliya iyo Ruux Rayid ah oo Niman Baatoolado wataan ay ku dileen Magaalada Muqdisho .. Iyo Nimankii dilka gaystay oo goobta ka baxsaday.

Gudaha Ka akhri: Saarkaal Sare oo ka tirsan xukuukada Somaliya iyo Ruux Rayid ah oo Niman Baatoolado wataan ay ku dileen Magaalada Muqdisho .. Iyo Nimankii dilka gaystay oo goobta ka baxsaday.

Sarkaasal  sare oo xalay lagu dilay Muqdisho. Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaaya in xalay lagu dilay magaalada nin sarkaala iyo ruux rayid ah oo loo maleenaayo in ay wada socdeen, raga laayay sarkaalkan iyo qofka rayidka ayaa ku hubaysnaa Baastoolado oo isla goobtana ka baxsaday, ciidamada Booliska ayaa goordambe soo gaadhay goobta uu dilku ka dhacay, cidna maysheegan cidna looma qaban.

Advertisement

Ku Xayeysiiso