Daawo: Ururka Hubaysan Ee Xamaas oo Ku dhawaaqay Xabad joojin Bilaa shuruud ah Kadin markii Si Xad Dhaaf ah Yuhuudu maanta u garaacday Qasa

Daawo: Ururka Hubaysan  Ee Xamaas oo Ku dhawaaqay  Xabad joojin Bilaa shuruud ah Kadin markii Si  Xad Dhaaf ah Yuhuudu maanta u garaacday Qasa

Ururka hubaysan ee Xamaas ayaa ku dhawaaqay Maanta xabad joojin ka dib markii Israaiil U gaysatay Qasa duqayn badan oo cirka ah iyo raakreti dhulka laga gano, waxa qayb ka ah xabad joojinta Masaarida waxa sheegay afhayeenka Xamaas Fawzi Barhoum balse Israaiil ka May jawaabin hadalka ka soo yeedhay Xamaas.

 

Ururka Xamaas Ayaa Baryahan Ay dadka Shacabka Filistiin ay ku kacsanaayeen taas oo ay sheegeen Shacabku in aanay Xamaas waxba xoraynayn oo ay Dhawr madafac oo ay ridaan uu galaafanaayo Boqolaal  ruux.

Advertisement

Ku Xayeysiiso