Daawo: Diyaarada British Airways Ayaa si Qalad ah uga degtay Scotland kadib markii Politku helay Warbixin qaldan taas oo safarkeedu ahaa Dalka Jarmalka

Daawo: Diyaarada British Airways Ayaa si Qalad ah uga degtay Scotland kadib markii Politku helay Warbixin qaldan  taas oo safarkeedu ahaa Dalka Jarmalka

Diyaarada British Airways ayaa si qalad ah ugu degtay madaarka dalka Soctland ee Edinburgh iyadoo uu saferkeedu ahaa dalka Jarmalka magaalada Dusseldorf dadkii rakaabka ahaa uun baa ka war helay ku soo dhawaada Edinburgh, qaladka oo aanu lahayn Pilot balse uu lahaa shaqaalihii soo gubiyay waraaqaha safarka er diyaarada, Diyaarada ayaa markii dambe loo gudbiyay meeshii at U socotay, Dayaarada waxa hogaaminaayay shirkada laga leeyahay dalka Jarmalka WDL aviation, British Airways ayaa sheegtay in at WDL ka wada shaqeenayaan sida uu qaladku U dhacay, rakaabkana ka raaligaliyay qaladkii dhacay.

Advertisement

Ku Xayeysiiso