War Deg Deg ah Dagaal ka Qarxay Ceeryaan Galbeedka Ceerigaabo oo u dhaxeeya Beelihii Ku dagaalamay Ceelafweyn

War Deg Deg ah Dagaal ka Qarxay Ceeryaan Galbeedka Ceerigaabo oo u dhaxeeya Beelihii Ku dagaalamay Ceelafweyn.

Dagaal ayaa ka dhex qarxay Saaka Beelihii hore ugu dagaalamay Deegaanada CeelAfweyne waxaana ilaa hadda la xaqiijiyay dhimashada Saddex Ruux iyo dhaawaca Shan kale.

Dagaalka ayaa hadda istaagay waxaana goobta Gaadhay ciidamada Nabadgelyada Ee jiida ku sugnaa.

Dagaalkan ayaa imanay xilli maamlintii shalay la dhaariyey Labada dhinac.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso