Daawo-Safiirka Somaliland Iyo Somalia U Qaabilsan Dalka Ingiriiska Ayaa Jaamacada Magaalada Hargeysa Ka Furay Studio Cusub..

(Toggaherernews)-Safiirka Somaliland Iyo Somalia U Qaabilsan Dalka Ingiriiska Ayaa Jaamacada Magaalada Hargeysa Ka Furay Studio Cusub..

Safiirka Somaliland Iyo Somalia u qaabilsan dalka ingiriiska ayaa safar uu dalka gudihiisa ku yimid waxa uu xadhiga ka jaray studio cusub oo ay yeelanayso jaamacada magaalada hargeysa ,kaasi oo ay ka faa’idaysan doonaan ardeyda kuliyada saxaafada wax ka barata …

Daawo -Safiirka oo furitaankii ka hadlaaya:

Advertisement

Ku Xayeysiiso