Daawo:Wasiirka Wasaarada Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Ayaa Warbixinsiiyey Mudanayaasha Guddida Joogtada Ee Golahaasi Guurtida Somaliland.

(Toggaherer)-Wasiirka wasaarada gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Ayaa Warbixinsiiyey Mudanayaasha Guddida Joogtada Ee Golahaasi Guurtida Somaliland.

Mudanayaasha Guddida joogtada ee golaha guurtida somaliland ayaa waxay warbixin ka dhagaysteen wasiirka wasaarada gaadiidka ,waxaanu mudanayaasha golahaasi guurtida somaliland faahfaahin ka siiyey howlaha uu qaranka u hayo..

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso