Afar Askari oo Ruush ah oo La Dilay Ka Dib Weerar Lagu Qaaday Deir al-Zour Suuriya


Wasaaradda difaaca ee Ruushka ayaa ku dhawaaqday dilka afar ka mid ah lataliyayaal militari oo Ruush ah isla markaana dhaawaca saddex kale oo ka tirsan Ciidankooda gobolka Deir al-Zour ee Suuriya taas oo ay sababtay Kooxa Mucaaridka Suuriya oo bartilmaameedsaday.

Wasaarada arimaha dibada ee Ruushka ayaa sheegtay in ciidamada Ruushka ay ku suganaayeen goob ay ka taliyaan Ciidanka Suuriya markii la beegsaday, isagoo intaa ku daray in ciidamada Suuriya ay jawaab ka bixiyeen weerarka ayna ku guuleysteen in ay dilaan 43 hubeysan sidoo kalena ay burburiyeen Lix gaadhi oo ku hubaysan Qoryo.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso