Isreal oo Sheegtay in ay tahay waddankii ugu horreeyay ee weerar ku fuliya Diyaarada Shabax ah F-35


Israel ayaa noqotay dalkii ugu horreeyay ee isticmaala diyaarada F-35 ee Maraykanku sameeyo una adeegsada weerar, sida uu sheegay taliyaha ciidamada Cirka ee Israel.

“Waxaannu bilaabeynaa diyaaradaha dagaalka F-35 dhamaan daafaha Bariga Dhexe, waxaanan horeyba ugu weerarnay laba dhinac oo kala duwan,” ayuu yidhi Major General Amikam Norkin.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso