Tacsi Marxuum             geeridii ku timi Ali Ibrahim,  (Ali Sanyare).

      Waxa aan tacsi u dirayaa Qoyska, ehelka, qaraabada iyo dhammaan bulshada Somaliland  

            geeridii ku timi Amb. Ali Ibrahim,  (Ali Sanyare).

   Ilaahay marumka jantul fardawsa ha ka waraabiyo qoyskii,qaraabada iyo ehelka iyo bulshada Somaliland

   samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo.

 

  aamiin aamiin aamiin.

 

 

Ismail  Ali Ahmed

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso