Annaga oo ah odayaashada musdambeedka jaalliyadaha dawladda Somaliland kana tiiraanyeysan geerida xaqu ugu yimi marxuum Cali Ibraahim Muxumed

Waxaannu ka tacsiyadeynayna qaranka Somaliland iyo afrika guudahan Cali qoraal laguma soo koobi karo intii uu noola wax qabadkiisii wuxuu ahaa addoon ku sifaysna daacadnimo waxtar ballaadhan xilkana u qaban jiray in uu dadka wax u qabto waana sida laga doonaayo cid kasta oo xil qabata

Waxaanu ALLAH uga baryena in uu su,aasha u fududeeyo qabrigana u waasiciyo jannada fardawsa ugu bushaareeyo qoyska qaraabada iyo qaranka Somaliland iyo ummadda Somaliyeed oo uu magac u soo hooyeyna Samir iyo imaan ka siiyo

marxum cali waxtarkiisu wuxuu  ahaan doona mid u noqda sadaqa jaariya

Deeq Cabdi Digale

Advertisement

Ku Xayeysiiso