Gudaha Ka Akri Maxkamad Faransiisa oo Mamanuucday in Wiil loo Bixiyo Magaca Jihaad


Maxkamad Faransiis ah ayaa laba waalid u sheegtay in aysan Ilamahooda u bixin karin magaca “Jihaad” sababtoo ah saameyn xun oo ay ku yeelanayso nolosha ilmaha sida ay u sababayeen.

Kiiska waxaa loo gudbiyay maxkamadda xagaagii la soo dhaafay, ka dib markii masuuliyiinta xaafada Toulouse lagu soo wargeliyay Warqada Dalashada Wiilkan oo loo bixiyey magaca Jihaad. Maxkamadda ayaa amar ku bixisay in laga saaro magaca shahaadadiisa dhalashada,Sida ay sheegtay local.fr ayaa sidaas sheegtay.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso