Gudaha Ka AkriIibka Taarikadii Abid ugu Qaalisanayd Adduunka oo la Soo Bandhigay…!!!


Naqshadeeye baabuurta Britishka,Afdal Khan ayaa soo bandhigtay Iibka Taariko Baabuur F-1 kuna Iibinayo Qiimo dhan $17 milyan iyo $ 514,000.

Khan Ayaa iibsaday Taarikadan sanadkii 2008 dii Waxaanu siitay Qiimo dan £ 440,000, ama $ 629,000.

Khan Ayaa iibkan soo Dhigay bogga internetka ” Plates4Less” Waxayna noqon doonto Taarikada ugu qaalisan adduunka haddii lagu iibsado Sicirkan.

Khan ayaa hore u diiday dalab inuu Taarikadan ku iibiyo 6 milyan oo ginni, taas oo u dhiganta 8 milyan oo doolar iyo $ 578,000, walina wuxxuu u isticmaalaa Gaadhigiisa uu wato ee Bugatti Veyron.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso