Dr Xerow Fariin Caafimaad Cunista Qaadka

Cunista qaadku waxay saamayn culus ku leedahay korodhka badan ee xanuunka faaliga waa in aynu ka yeelanaa siyaasad cad oo lagu joojinaayo sida qaadka iyo maandooriyaasha kale madaama ay waxyeeladiisi caafimaad sii kordhayso waa in dawladu ay ka qaada magdhawga caafimaad iyo daawayn dadka ku waxyeelobay cunista qaadka sida shirkadaha keena qaadka iyo sigaarka Xanuunka faaliga waa xanuun u baahan in loo isticmaalo qalab ka shaqaysiinaya waaxda xidhmay ee sida xididada muruqtada etc Caalamka horumaray waa laga gudbay habka oral interview in laga duulo jawaabaha uu bukahu siinayo drs Waa in loo wajahaa nidaam sugan daraasadka guud ee xanuunada la soo darsa mujtamaca in loo Isticmaalo qalab way ka wanaagsantahay in qofka lagu sheego xanuun aan hayn Qalabka caafimaadku waxa uu raad sugan ku leeyahay sida fudud ee lagula socon karo caafimaad qabka qofka oo saxa
Qalabka baadhista caafimaadku waxa uu fududeeya helista xanuunada la soo darsay qaybaha habdhiska uu ka kooban yahay jidhku aadamigu waxa ay inta badan drs ku ogaadan xanuunada waraysiga uu bixiyo bukahu oo uu ka duulo drs helista najiidada caafimaad qaabka ogaanshiyaha hadaba qalabku wuu ka muhiimsan yahay dariiqooyinka loo maro badhitaanka caafimaadka guud dr Xerew phesoterapy center waxay ku dhiiri galinaysaa bahda caafiimaadka ee dalka in aad looga fiirsado ogaanshiyaha nooca xanuunka qofka iyo qalabka loo isticmaalayo
Iyadoo ay sii badanayaan pharmasiyadi iyo rugahii caafimaadka oo noqday goobo ganacsi kadib markii ay luntay siyaasadii caafimaadka dawliga wasaarada caafimaadka waxa dhacday ama samaysmay khaladaad badan iyo waxyeelo caafimaad oo ka timid bulshadii oo noqotay bulsho iskood u qaadata daawooyin aanu dr u amrin in ay isticmaali karaan daawooyinkaas oo ku keenay maamul daro iyo talo la an caafimaad oo kasoo wajahday bahdii caafiimadka ay bidayeen aqoonta caafimaad sida drs nurses oo isku badalay ganacsato lacag raadis ah waxa samaysmay goobo iclaajyo kadib markii uu burburay siyaasadii caafimaadka dawliga waxa kordhay dhimashadii waxa buuxsamay cusbitaaladii dawliga iyo privites waxa batay xanuuno sida noocyada cancerka faaliga oo bulshadu u jiifto inta badan
Waxa jidhkii fayaqabay ku dhacay jimicsi la an waxa is xanibay oo is xidhay howlahii shaqada jidhka muruqyada xidida ee ay ku gaadhsiin lahaayen wareega dhiiga sida qaybaha kale ee habdhiska kidhku uu ka koobanaa
Waxa ay la kulmeen bulshadii talo khaldan iyo daawooyin xadbeel ah waxa suurto gal ahaan wayday in kalkaaliyaha caafimaadku uu waqti siiyo ogaanshaha xanuunka saxa ee bukuhu uu ka cabanaayo
Waxay isu badaleen goobahii caafimaadka goobo ganacsi waxa luntay tixgaalintii dhagaysigii qofka jiran waxa meesha ka baxay in la helo qalab casri ah oo si fudud loogu ogaan karo jirada qofka iyo heerka ay marayso
Waxa soo if baxay cuduro aan hore dalka uga jirin sida cudurka kanserka faaliga iyo dilaac ku yimaada xidida jidhka dhiig bax saaid ah etc waxa qayb ka ah had iyo goor xanuunadas caafimaad lasocodla anta in la helo qalab caafimaad oo si saxa loogu ogaan karo jirada qofka
Dr xerow
063 4496261

Advertisement

Ku Xayeysiiso