Tehran: Washington iyo Tel Aviv waa in ay joojiyaan been abuurka


Xoghayaha Guud ee Golaha Ammaanka Qaranka ee Iran Ali Shamkhani ayaa ku eedeeyay Maraykanka in ay faafinayaan eedeymo been ah , isaga oo ku baaqay in ay ka hadlaan amnigooda halkii ay ka faragelinayaan arrimaha dalalka kale.

Tuhumada iyo been abuurka ay ka Samaynayaan saraakiil ka tirsan Aqalka Cad iyo Tel Aviv dalka Iran kadib markii Suuriya ay riday diyaarad dagaal oo Israel waxay caddaynaysa nacaybka iyo buqdiga ay u hayaan Tehran iyo cabsida ay ka qabaan awoodooda, cadaalad darada , Haysashada Dgul , dulmiga iyo argagixisanimada, “ayuu yidhi Shamkhani oo hadal ka jeediyay xaflad lagu maamuusayay shuhadada.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso