Daawo: Tuug nacas ah Oo dhaawac u geystay Saaxiibkii Markii ay isku dayayeen dhac


Shiinaha, Tuug Nacas ah sababay in Saaxiibkii dhaawaco ka dib markii uu dhagax tuuray si ay u dhacaan mid ka mid ah dukaamada magaalada.

“Haddii dhamaan tuugadu sidan oo kale yihiin, uma baahaneen wax badan oo aan sameyno,” ayuu yidhi xafiiska Xeer ilaalinta Shanghai.

Shanghai waa xarunta ugu weyn ee dhaqaalaha ee Shiinaha waxaana ku nool dad ka badan 25 milyan.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso