Daawo :Hanjabaad iyo Garaacid Qaab Ka Wanaagsan Ma Rabtaa? -Toosinta Ubadka (2)

Waa qaybtii labaad ee barmaamijka toosinta caruurta. Qaybtan waxa aan kaga hadlaynaa garaacida iyo qaylintu in aanay ahayn dariiqo wanaagsan oo ubadka lagu tarbiyadeeyo. Waxa jira hab ka muhiimsan kana faa’ida badan, waa habkee. Fadalan ka daawo halkan siina gudbi hadaad awoodo.

 

 

Hoos ka Daawo Muuqaalka .

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso