Maayorka Degmada Baligubadle Oo ka Dayriyey Xaalada Abaareed ee ka jirta Gobolka Hawd

Bali-gubadle(ToggaHerer)Maayorka Degmada Baligubadle Cabdi iimaan Jaamac Oo Maanta Shir Jaraa”id ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Baligubadle ee Xarunta Gobolka Hawd ayaa ka Dayriyey Xaalada Abaareed ka jirta Deegaanada kala duwan ee Gobolkaasi Hawd.taasi oo Sababtay inay soo barakacaan Dad badan oo ay ka baxeen Xoolihii Noloshoodu ku Tiirsanayd isla markaasina ay Magaalada Baligubadle soo gaadheen in ka badan 2500 oo qoys oo Barakacayaal ahi.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkani


Advertisement

Ku Xayeysiiso