Tacsi Tiiraanyo Leh‏ Marxuun Jaamac Caabi Xayd oo ku Geeriyooday Magaaladda Burco

 Dhamaan Eheladda Iyo Qaraabada Marxuun Jaamac Caabi Xayd , Anagoo ka  tiraanyeysan geeridaasi Naxdinta leh  . waxaan  tacsi u diraynaa Qoyska Marxuunka gaar ahaana Marxuunka inankiisa Maxamed Jaamac Caabi Xayd oo  jooga  Magaaladda Hargeisa JSL iyo Dhamaan Qoyska Reer Caabi Xayd oo dhan  , oo aanu ka Tacsideynayno  Marxuunkaasi , Jaamac Caabi Xayd oo  ku geeriyootay Magaaladda Magaaladda Burco , Maalintii Salaasada ahayd  ,Bishuna 13-02-18.

 Dhamaan ehelada  iyo qaraabada hoos ku xusan, iyagoo ka  tiraanyeysan  geeridaasi timi , waxay tacsi u dirayaan dhamaan Qoyska Marxuun Jaamac Caabi Xayd , Gaar ahaan, Inankiisa iyo Qoyskiisa  oo degan Somaliland iyo dalka debadiisa.  oo aanu ka tacsideynayno Marxuunkaasi oo ku geeriyooday Burco  13/02/18 . waxaanu leenahay Illaahay samir & iimaan ha idinka siiyo , marxuunkana  waxaanu Eebe uga baryaynaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo.aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin.

1- Hooyo Faadumo Caabi Xayd.

2- Xildhibaan Mubaarik Yusuf Cilmi.

3- Boqor Xaaji Faarax Xaaji Haybe Iyo Qoyskiisa,

4 – Aamina Jaamac Carte  -.

5- Tayasiir Jaamac Carte iyo Caruurtiisa.

6-   Axmed Jaamac Carte Iyo Qoyskiisa.                                                                                    

7-  Keyse Axmed Cawed Iyo Caruurtiisa.

8. Farduus Jaamac Carte Iyo Seygeedda (Maxamed Cumar) .

9.  Sh, Adan Xoosh Iyo Qoysaskiisa.

10.Adan Nuux X.Maxamud Iyo Qoysaskiisa.

11.Baashe Xoosh Iyo Qoysaskiisa.

12. Ayaan Jaamac Carte iyo Odaygeedda.

13. Qaalib Xuseen xaaji cabdi Iyo Xaaskiisa.

14.  Cabdirisaaq Jaamac Carte.

15. Maxamed Muuse Salebaan Iyo Caruurtiisa.

Aniga oo ah Adan Yusuf Elmi Marxuunka waxaan ILLAHAY uga baryayaa dambi dhaaf iyo inuu ku manaysto janadiisa fardowsa,  Dhammaanteena uu samir iyo iimaan inaga siiyo.Aamiin. amiiiiiiiiiiiiiiiiin, amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.

Adan Yusuf Elmi  , B,ham/UK.

Advertisement

Ku Xayeysiiso