Caruur wanaagsan hadaad rabto, fahan waaqica ay caruurtu ku korayso

Waaqica ay caruurtu ku korayaan oo la fahmaa waxa uu horseedi karaa in ay waalidka u fududaato tarbiyadaynta ubadkooda.
Casrigani oo ah casrigii snapchat-ka, instagram-ka, face-booga whatsapp-ku iwm waxa uu u baahanyahay habab la falgali kara casrigan. Qaacidadan oo ah qaacidadii 3 aad ee qaacidooyinka tarbiyada waxa aan kaga hadlaynaa qaacido aan u bixinay
“Fahan waaqica ay caruurtu ku korayso”.

Advertisement

Ku Xayeysiiso