Daawo: Inan Yar oo leh naxariista hooyada!!!!

Inan yar oo 9 jir ah ayaa walaalkeed oo 12-sano jir ah oo baahi gaar ah leh, ayaa maalin kasta u xanbaarta iskuulka dalka Shiinaha, iyada oo diiday inuu guriga iska joogo maadama waaliddiintiisuna ay yihiin curyaamiin.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso