Daawo: Jidh Dil Waxashnimo ah oo loo Geysanayo Tahriibayaal Afrikaan ah Dalka Liibiya!!!

Fiidyaw Cusub oo la Helay Jidh Dil Waxashnimo ah oo loo Geysanayo Tahriibayaal Afrikaan ah Dalka Liibiya!!!

Fiidyawgan oo Baraha Bulshada la soo Dhigay ayaa muujinaya Dad Afrikaan ah oo la ciqaabayo lagana dalbanyo lacag badan oo madax furasho ah si loo sii daayo.

Dhacdadan ayaa la sheegaya in ay tahay mid cusub oo dhawaan dhacday sida warbaahinta qaar qorayaan.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso