Jubayri: Houthis 300 oo Gantaal ayay ku soo rideen Sacuudi Carabiya!!!!

Wasiirka arrimaha dibedda ee Saudi Arabia, Adel al-Jubeir, ayaa sheegay in xukuumadda Iiraan ay sii wado inay u tahriibiyaan maleeshiyaadka Huthi ee Yemen Sawaariikh taas oo khatar ku ah ammaanka iyo amniga gobolka iyo nabadda iyo amniga caalamka, siduu hadalka u dhigay.

Advertisement

Ku Xayeysiiso