Taariikhda Mareykanka Markii u horeysay oo Masuul Lagu Dhaariyey Kitaabka Qur`aanka Kariimka!!!


Xoghayaha waxbarashada ee Virginia, Atef al-Qarni, oo asal ahaan ka soo jeeda Pakistan ayaa lagu dhaariyey Kitaabka Qur`aanka Kariimka ah waxaanu noqday Masuulkii ugu horreeyay ee taariikhda Maraykanka ee lagu dhaariyo Kitaabka Qur`aanka Kariimka ah.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso