Daawo/Cajiib: Diig Cajiib Ah oo Maalin kasta Soo dhaweeya Gabadhii Lahayd Taas oo markay Digsiga ka timaado uu kaga hor tago Gaadhiga Baska ah markay ka soo degayso

Boggaga shabakadaha bulshada ayaa la soo dhigay muuqaal cajiib ah oo muujinaya Diig madaw oo u rooraya inuu soo salaamo saaxiibtiis marka ay ku soo noqoto baska dugsiga mid ka mid ah gobolada Mareykanka.

Fiidiyowgu wuxuu muujinayaa isaga oo u cararaya dhinaca markuu maqlo sanqadha baska dugsiga oo u soo dhowaanaya guriga, iyo marka ay inantu ka soo degto, waxayna ku qabataa gacmaheeda.

Fiidiyowgan ayaa helay tiro badan oo ka heshay jeclaysatayna..

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso