Daawo Ilbidhiqsiigii Qarax Tuug Isku dayay Inuu Xado ATM !!!!

Tuug ayay ku qarxaday si lama filaan ah intii ay isku dayayey inuu qarxiyo ATM mid ka mid ah wadooyinka Scotland.

Sawir laga soo qaaday faafiyeyna wargeyska Ingiriiska ee Mirror ayaa muujinaya in jidhka tuuga uu qabsaday dab ka dib markii uu ku guuldareystey in uu ATM u isticmaalo gaaska.

Wargeysku wuxuu sheegay in tuuggu uu ka gubtay madaxa si ba’an dhaawacna ka soo gaadhay wajahda wajiga ka dib markii isku dayay inuu qarxiyoy mashiinka “ATM” Scotland.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso