Tareen goostay Biriiga Jiidhayna Darbigii Saldhiga!

Dhacdo naxdin leh oo ka dhacday New Delhi, ayaa tareen cagta mariyey wax kasta oo ka hor yimaada, maalmo ka hor inta aan la furin saldhig tareen ah oo uu xadhiga ka jarayay Ra’iisul Wasaaraha Narendra Moody Christma.

Fiidiyowgu wuxuu muujinayaa xilliga tareenka uu jiidhay derbiga saldhigga isaga oo ka baxay khadka.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso